Skip to content

Latest commit

 

History

History
370 lines (185 loc) · 23.2 KB

somali.md

File metadata and controls

370 lines (185 loc) · 23.2 KB

BBC Somali

Calawiyiin: Maxay yihiin bulshada uu kasoo jeedo Bashar al-Assad ee ciidankooda lagu eedeeyay dilka Muslimiin Sunni ah?

Isniin, Maarso 10, 2025 ee 7:18:58 GH

Dadka deegaanka soo tebiyay xatooyo iyo dilal wadareed, dadka loo geystay ay ku jiraan carruur.

Boqolaal qof oo rayid ah oo lagu dilay Suuriya iyo Qarama Midoobay oo tallaabo deg deg ku baaqeysa

__

Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee maanta

Waa kuma Mark Carney, raysal wasaaraha xiga ee Canada ee wacadka ku maray inuu iska dhicin doono Trump?

Isniin, Maarso 10, 2025 ee 4:33:42 GH

Ninkan 59 jirka ah ayaa ku cusub siyaasadda wuxuuna sheegay inuu Trump kaga guuleysan doono dagaalka ganacsiga.

Muxuu yahay Fayruska laga qaado jiirka ee loo dhinto?

Axad, Maarso 9, 2025 ee 3:56:04 GD

Fayruskan waa mid naadir ah oo laga qaado xaywaanada sida jiirka. Khubarada caafimaadka waxay ka digeen in astaamaha hantafayrus uu la mid yahay kuwa hargabka. Dhibaatada ugu weyn ee aad kala kulmi karto fayruskan waa in aad qaado xanuunada loo geeriyooda ee ku dhaca sambabaha.

Xildhibaankii muddada la la'aa oo isagoo nool la soo hordhigay gurigiisa Nairobi

Axad, Maarso 9, 2025 ee 1:33:34 GD

Qoyska, ehellada iyo asxaabta xildhibaanka ayaa markasta rajeynayay in isagoo nool la helo, waxayna si weyn u rajeynayeen in uu nool yahay.

Waa kuma Yuusuf Dhegnaas, hoggaamiyaha ka tirsanaa al-Shababab ee la sheegay in la dilay?

Axad, Maarso 9, 2025 ee 10:57:56 GH

Dadka duqaynta lagu dilay waxaa ka mid ahaa saraakiil sare oo ka tirsan kooxda iyo dagaallemayaal la socday.

Ciidamada Suuriya oo lagu eedeeyay inay dileen boqollaal rayid ah

__

Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC Somali

Ruushka oo xoojiyey weerarada oo uu ku hayo Ukriane ka dib dhowr tallaabo uu qaaday Maraykanku

Axad, Maarso 9, 2025 ee 4:30:26 GH

Weerarada Ruushka ayaa sii xoogeystay maalmihii la soo dhaafay, iyadoo Mareykanka uu joojiyay kaalmadii milateri iyo la wadaagistii xogtasirdoonka ee Kyiv. Waxay daba socotay isku dhacii Xafiiska Oval-ka ee todobaadkii hore dhex maray Madaxweyne Donald Trump iyo Volodymyr Zelensky ee Ukraine.

Maxaa la gudboon Carabta kaddib diidmada Trump ee qorshahooda Gaza?

Sabti, Maarso 8, 2025 ee 4:40:05 GD

Waxaa soo baxaya su'aalo ku saabsan jidka u furan dalalka Carabta kaddib markii Israel iyo Mareykanka ay diideen natiijada shirka Carabta ee lagu raadinayay qorshe ka duwan kan Trump ee Gaza.

Ilmo-adeerta is guursata: Caddeymo cusub oo laga helay caafimaadka carruurta ay dhalaan

Sabti, Maarso 8, 2025 ee 1:54:23 GD

Cilmibaarayaasha waxay ogaadeen in carruurta ay dhalaan ilma adeerta 11% ay suuragal tahay in hadalka dib uga dhaco marka la barbardhigo carruurta kale oo ah 7%.

Cayil iyo buurni lagu tilmaamay musiibo ku soo wajahan dunida oo walaac laga muujinayo

Sabti, Maarso 8, 2025 ee 10:09:45 GH

Khubarrada ayaa ku talinaya in qasab ay ku tahay dowladaha in ay qaadaan tallaabooyin looga hortagayo wax ay ku tilmaameen musiibo dadka wada gaari doonta.

Trump oo arrin adag ku tilmaamay la macaamilka Ukraine marka la barbar dhigo Ruushka

Sabti, Maarso 8, 2025 ee 4:24:22 GH

Tallaabadaan ayaa imaaneysa, iyadoo dhawaan labada madaxweyne xilli ay ku suganaayeen Aqalka Cad ay isku dhaceen

Muxuu Abiy Axmed ka yiri warshadda hubka iyo rasaasta ee Itoobiya

Jimco, Maarso 7, 2025 ee 5:01:08 GD

Abiy Axmed wuxuu 2014 sheegay inay rasaas iibsanayaan, iyada oo 2015 ay bilaabeen asaasidda warshadda hubka. Arrintan ayaa timid xilli ay jirto xiisad u dhaxeysa Itoobiya iyo Ereteriya.

Maxaad ka taqaan dalkan ay muslimiintu ku nool yihiin ee aan lahayn masjid iyo meel laga helo cunto xalaal ah

Jimco, Maarso 7, 2025 ee 12:54:12 GD

Dhowr arrimood oo muhiim ah ayaa jira oo qofka doonaya inuu booqdo dalkaas ay tahay inuu sii ogaado, waxaana ugu waaweyn arrimo qofka muslinka ah uu tabayo.

Saamaynta koronto la'aanta ka taagan gobolka waqooyi bari Kenya:  "Dadweynaha oo adeegyadii korantada u doonanaya Soomaaliya"

Jimco, Maarso 7, 2025 ee 3:18:04 GD

Shacabka iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta deegaanka laga soo doorto ayaa si isku mid ah uga hadlay dhibaatada koronto la'aanta, iyaga oo si gaar ah eedda ugu jeediyay shirkada korontada ee Kenya.

Madaxda Yurub oo sii xoojiyay taageeradii Ukraine

__

Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee maanta

Muxuu yahay kaarka cas ee caawinaya dadka Mareykanka laga tarxiilayo?

Jimco, Maarso 7, 2025 ee 9:26:38 GH

Midabku wuxuu tixraac u yahay kaararka cas ee ay garsoorayaashu u isticmaalaan ciyaaraha kubbadda cagta si ay ciyaartoy uga saaraan garoonka marka uu khalad galo.

Gantaalkii ugu waynaa abid ee hawada loo diray oo fashilmay iyo burburkiisa oo hakiyay duulimaadyadii Maraykanka qaar

Jimco, Maarso 7, 2025 ee 8:55:06 GH

Gantaal ay leedahay shirkadda SpaceX ayaa qarxay wax yar ka dib markii laga soo tuuray Texas maalinkii Khamiista, isagoo sababay in ay hakadaan dullimaadyadii iyo sidoo kalana la bixiyo digniino ku saabsan inuu soo daadan doono burburka gantaalka ee hawada sare ku jira.

Madaxweynaha Ukraine oo raali galiyay Tump iyo wadahadallo u bilaabanaya labada dhinac

Jimco, Maarso 7, 2025 ee 4:19:49 GH

Zelensky waxaa saarnaa cadaadis xooggan oo Mareykan uga imaanayay si uu u sameeyo tanaasul ka hor wadahadal kasta oo nabadeed

Maxay tahay saamaynta ka dhalan karta $1.5 bilyan oo Maraykanku ka joojiyey Soomaaliya

Khamiis, Maarso 6, 2025 ee 4:47:10 GD

Wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya ayaa dhawaan baarlamaanka ka hor sheegay in lacag lagu qiyaasay $1.5 bilyan uu Maraykanku ka joojiyey xukuumadiisa, taasoo lagu bixin jiray dhinacyada gargaarka iyo milateriga

Xamaas oo xaqiijisay dilka, ninka ay Israa'iil u taqaannay 'Bisadda leh Sagaalka Nafood`

Jimco, Janaayo 31, 2025 ee 3:46:24 GH

Israa'iil waxay sheegtay in Deif uu ka mid ahaa dadkii mas'uulka ka ahaa qorsheynta weerarradii 7-dii Oktoobar ee koonfurta Israa'iil oo ay ku dhinteen 1,200 oo qof, 251 kalena ay afduub ahaan ugu qabsadeen.

Mareykanka oo sheegay inay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen Xuutiyiinta

__

Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da

Xisbullaah iyo Israa'iil oo loogu baaqay in ay xiisadda dejiyaan

__

Ku soo dhawaada tabinteenna tooska ah ee maanta

Israa'iil oo shaacisay tiro askarteeda ah oo looga dilay Rafax iyo Xamaas oo ka hadashay

Axad, Juun 16, 2024 ee 3:46:53 GH

Dilka sideedda askari ayaa ah dhacdadii ugu darnayd ee ciidamada Israa’iil l ay kala kulmaan marinka Qasa tan iyo bishii Janaayo ee sanadkan.

Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed dad badan ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galagduud iyo sida hadda xaaladdu tahay

Arbaco, Maayo 29, 2024 ee 5:46:45 GH

Kusoo dhawaada tebinteenna tooska oo aad ka heli kartaan wararkii ugu dambeeyay.

Muxuu salka ku hayaa dagaalka Baladweyne, maxayse yihiin ragga ku dagaalamaya?

Khamiis, Maarso 14, 2024 ee 4:56:50 GD

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan Hirshabeelle iyo ciidamo taabacsan koox la magac baxday Hiiraan State oo ku sugan gudaha Baladweyne.

Dal ay Soomaali badan iska dhiibto oo qaadashada baasaboorkisa ku xiray aqoonsiga Israa'iil

Jimco, Diseembar 15, 2023 ee 5:03:33 GH

Waayadan dambe, dagaalka Qasa waxa uu caqabado aan hore loo arag ku noqday qaar ka mid ah Muslimiinta kunool dalalka Yurub

Sida wiilkan Soomaaliyeed u hirgeliyay adeeg mobile oo Af Soomaali iyo afaf kale lagu barto

Isniin, Noofeembar 20, 2023 ee 8:34:20 GH

Cabdinur Cali Mahdi, oo bartay cilmiga tiknolojiyadda ayaa hindisay application, barnaamij ku shaqeeya mobileka oo ardayda ka caawinaya inay afkooda hooyo ku bartaan manhajyada iskuulada lagu barto.

Xanuunnada halista ah ee laga yaabo inuu wax ka taro subagga ay Soomaalidu isticmaasho

Isniin, Noofeembar 13, 2023 ee 5:00:55 GD

Subagga loogu isticmaalka badan yahay dhulka Soomaalida waxaa laga soo saaraa caanaha ariga iyo lo’da inkastoo abaaraha saameeyey deegaannada uu yaraaday helitaankiisa.

Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?

Khamiis, Noofeembar 9, 2023 ee 3:51:30 GD

Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.

Ayaan Kaaba iyo jaceylkii ay u tahriibtay: ‘Sababta aan ninkeyga ugu tilmaamay Walaal, Soomaaliduna waa wada sirdoon’

Isniin, Noofeembar 13, 2023 ee 7:20:36 GH

Markii uu soo baxay warka la xidhiidha xaflada arooska Ayaan Kaaba iyo seygeeda Cabdi Daysane toddobaadkii hore ayay dadka internetku adeegsida bilaabeen inay dib u baadhaan xidhiidhka horey uga dhexeeyay lamaanahan cusub.

‘Sida aan kusoo noolaaday ayay i weydiiyaan’: Fanaanadii Waayaha Cusub ee geerideeda la faafiyay oo BBC la hadashay

Arbaco, Noofeembar 8, 2023 ee 8:27:39 GH

Muddo ka badan shan iyo toban sano ayaa lagu tirinayay inay geeriyootay Mulki Buraale, oo ah gabadh heesaa ah, oo ka tirsanyd kooxdii Waayaha Cusub ee hormuudka mar u ahayd fanka casriga ah ee Soomaalida

Waa qoloma Naadiya, Su’aasha ugu badan ee ay Soomaalida maanta isweydinayaan?

Khamiis, Noofeembar 9, 2023 ee 3:51:30 GD

Kadib guushii shalay ee Naadiya Maxamed, oo loo doortay duqa magaalada St. Louis Park ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, ayaa arrintaasi mar kale soo shaac baxday.

"Faa'iidada" laga helo in lammaanaha ay kala seexdaan labo sariirood

Talaado, Noofeembar 7, 2023 ee 5:24:40 GD

Dhab ahaantii, hurdo la'aantu waxay kordhisaa khatarta ah inaad ku dhacdo xaalado caafimaad oo halis ah, oo ay ku jiraan cayilka, sonkorowga iyo cudurada wadnaha, sida uu qabo Harvard Medical School.

Sida ninkii kalaabyada ka niikin jiray u noqday Sheekh caan ka ah Soomaalida dhexdeeda

Jimco, Oktoobar 20, 2023 ee 5:20:00 GH

Waa mid ka mid ah Culimada Diinta Soomaalida ee doorka weyna ku leh dacwada diinta ee Bariga Afrika,wuxuu lahaa aasaaska mid ka mida Iskuulada Islaamiga ee ugu weyn Kenya gaar ahaan Nairobi.

Israa'iiliyiin ka sheekeeyay yaabkii ay la kulmeen markii ay falastiiniyiintu albaabada ku soo garaaceen

Axad, Oktoobar 8, 2023 ee 4:07:25 GH

Qaar badan ayaa dhuumanaya, iyagoo sheegaya inay maqlayaan rasaas, halka qaar kalena aysan heli karin dadka maqan.

Janaraalkii hogaaminayay ciidamada ilaalinta nukliyeerka Ruushka oo lagu dilay qarax ka dhacay Moscow

__

Ku soo dhawaada tebinteenna tooska ah ee maanta

Hogaamiyaha Suuriya oo BBC-da uga warramay khatarta Suuriya ee caalamka iyo reer Galbeedka

__

Ku soo dhowaada tebinta tooska ah ee BBC-da

Dunida Iyo Maanta

Jimco, Maarso 7, 2025 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Dunida Iyo Maanta

Khamiis, Maarso 6, 2025 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Dunida Iyo Maanta

Arbaco, Maarso 5, 2025 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Dunida Iyo Maanta

Talaado, Maarso 4, 2025 ee 2:59:30 GD

Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

Idaacadda Subaxnimo

Isniin, Maarso 10, 2025 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

Idaacadda Subaxnimo

Jimco, Maarso 7, 2025 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

Idaacadda Subaxnimo

Khamiis, Maarso 6, 2025 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

Idaacadda Subaxnimo

Arbaco, Maarso 5, 2025 ee 4:29:00 GH

Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.